Hawo Tako

From Wikipedia, the free encyclopedia
Hawo Tako
Died1948

Hawo Tako (died 1948), was a prominent Somali activist.Xaawo cismaan taako kuna magac dheereed Xaawo taako waxay la socotay gumeystihii Talyaaniga sidoo kale Xaawo taako nin gumeystihii Talyaaniga ka mid ahaa baa qabi jiray wiil beyna u dhashay waxayna eheed gabadhisa   Magaca Xaawo taako wuxuu ugu baxay   baabuurtii talayaaniga ee bareeg la,aanta aheed ee taakada ay u dhigi jirtay. ninka talayaanigaa ay u shaqey jirtay ayaa waxa uu ku qeyli jiray markuu soo dhawyahay . xaawo taako, xaawo taako, xaawo taako. Asagoo ula jeeda  gaariga uu wato ee bareeg la'aanta ah inay taako u dhigto si uu gaariga u istaago. 

dambeyn    aaqirkeedii waxaa dilay Soomaalidii xornima doonka eheed waxayna ku dileen falaar ee jirkeeda xaga sare kaga dhufteen.

Biography[]

Tako participated in the 1948 riots in Mogadishu that followed the visit of the Four-Power Commission, where she was killed.[2] The Mogadishu massacre of 1948 many were killed 14, including Hawo Tako who tried to protect her people .

See also[]

Notes[]

  1. ^ Taako, Xawo. "Hadalkii Faarax Macalin oo rumoobay iyo Xaawo Taako oo Jigjiga Taalo looga dhisayo". Qorahay Media. Retrieved 12 November 2016.
  2. ^ Castagno, p.73

References[]

Retrieved from ""